Ra’sul Wasaare Abiy Axmed oo Saacado kama Dambeys ah u qabtay Ciidamada Tigrey

Ra’isul Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa waqti kama dambeys ah u qabtay in ay isku soo dhiibaan ciidamada Tigrey ee daacada u ah xisbiga TPLF ee ka arimiya ismaamulka gobolka Tigrey. Abiy Axmed ayaa 72-saacadood u qabtay in ay isku soo dhiibaan ciidamada u dagaalamaya TPLF, waxa uuna sheegay Abiy in la joogo meel … Continue reading Ra’sul Wasaare Abiy Axmed oo Saacado kama Dambeys ah u qabtay Ciidamada Tigrey